Isbarasho | Self -introduction
Isbarasho | Self -introduction
Baaxis | researcher | ||
bareek | brake | ||
Beeralley | farmer | ||
Dalxiise | Tourists | ||
Dhakhtar | Medical doctor | ||
Ereyo | Vocabularies | ||
Farsamyaqaan | Technician | ||
Farshaxanle | artiste | ||
Fasax | Vacation | ||
Fiican | Sweet | ||
I | Me | ||
Idin | You (plural) | ||
Injiyeer | Engineer | ||
Isaga | Him | ||
Iyada | Them | ||
Iyaga | Her | ||
Jamhuut | republic | ||
Ka yimid | To come from | ||
Ku | You | ||
Macallin | Teacher | ||
Magac | Name | ||
Magaca dambe/ magaca awoowe | last name/ family name | ||
Masar | Egypt | ||
Na | us | ||
Nasasho | To Rest | ||
Nool | Live | ||
Shaqaale | Public Worker | ||
Soomaali | Somali | ||
Wariye | Journalist | ||
Xifadle | Craftsman |
One | Magacyada dambe | Some common last names | |
One | Mgacyada dheddiga | Mgacyada dheddiga | |
One | Magacyada labka | Some male names | |
One | Magacaa? | What is your name? | |
Two | Magacaygu waa Muumin | My name is Mumin | |
One | Waa maxay magacaaga dambe ? | What is your (sweet) last name | |
Two | Magacayga dambe waa Alim | My last name is Jakite. | |
One | Halkee ka timid? | Where do you come from? | |
Two | Waxaan ka imid jahuuriyadda Soomaaliya | I am from the republic of Somali. | |
Two | Waxaan ahay macallin | I am a teacher. | |
One | Halkeed macallin ka tahay ? | You are a teacher in where? | |
Two | Waxaan ka ahay Jaamacadda Qaahira | I am a professor at Cairo University. | |
One | taallaa Halkey ku jaamacadda qaahira? | WHere is Cairo? | |
Two | Jaamacadda Qaahira waxay ku taallaa Jiisa | Harvard Cairo is in Giza. | |
One | Jiisa halkey ku taallaa ? | Where is Giza? | |
Two | Jiisa waa gobol qaahira u dhow | Giza is state near Cairo | |
One | Qaahira waa halkee? | Where is the Cairo? | |
Two | Qaahira waa magaalamadaxda Masar | Cairo is capital of Egypt | |
One | Halkeed ku nooshahay? | Where do you live? | |
Two | Waxaan ku noolahay Nasr city | I live in Boston | |
One | Waa maxay dhalashada aad haysato ? | Which citizenship do you have? | |
Two | Waxaan haystaa dhalasho Soomaali | I have a Somali citizenship. | |
One | Waxaan ku faraxsanahay inaan ku barto. | I am pleased to know you! | |
Two | Anigaba waan ku faraxsanahay inaan ku barto | I am pleased to know you, too! | |
One | Mar kale ayaan is arkaynaa | See you another time. | |
Two | Mar kale ayaan is arkaynaa | See you another time. | |
Three | Muxuu kuu yahay kan ? | Who is this to you? | |
Four | Wuu ku dhufanayaa | He hits you | |
Four | Wuu idin siiyay | He gave you | |
Four | Wuu na wacay | He called us | |
Four | Wuu i raacay | He followed me | |
Four | Waan dilay isaga | I killed him | |
Four | Waan barayaa iyaga | I teach them | |
Four | Waan raacay iyada | Waan raacay iyada |
Magacygu waa muumin waxaan ka imid soomaali. Waxaan macallin ka ahay jaamacadda qaahira ee Masar, jaamcadda maalmaha shaqada waxaan ku aadaa bas iyo tareen, waqtiyada nasashada waxaan la gutaa saaxiibayaashayda
My name is Mumin Alim. I come from Somalia. I am a teacher at Cairo University in Cairo Egypt. I live in Cairo. I commute to the university on workdays by bus and train. i spend breaks with my friends.
Aniga waa Muumin Alim taleefankayga waa : Mobelkayguna waa : Xafiiskana waa : Emailkayguna waa : muumin@daruur.com Cunwaankayguna waa : : 15 abdishafi Mohamed hayi sabi Nasr city Cairo Egypt
My telephone number is: 00226703078 Cellphone: 00201116741156 Office: 00226703078 My email is: muumin@daruur.com My address is: 15 abdishafi Mohamed hayi sabi Nasr city Cairo Egypt
Magacaa? Magacaygu waa Muumin? Waa maxay magacaaga dambe ? Magacayga dambe waa Alim? Halkee ka timid? Waxaan ka imid jahuuriyadda Soomaaliya? Maxaad samaysaa? Waxaan ahay macallin? Halkeed macallin ka tahay ? Waxaan ka ahay Jaamacadda Qaahira? Halkey ku taallaa jaamacadda qaahira? Jaamacadda Qaahira waxay ku taallaa Jiisa? Jiisa halkey ku taallaa ? Jiisa waa gobol qaahira u dhow? Qaahira waa halkee? Qaahira waa magaalamadaxda Masar? Halkeed ku nooshahay? Waxaan ku noolahay Nasr city? Waa maxay dhalashada aad haysato ? Waxaan haystaa dhalasho Soomaali? Waxaan ku faraxsanahay inaan ku barto? Anigaba waan ku faraxsanahay inaan ku barto? Mar kale ayaan is arkaynaa? Mar kale ayaan is arkaynaa?
What is your name? My name is Mumin. What is your (sweet) last name? My last name is Jakite. Where do you come from? I am from the republic of Somali. What do you do? I am a teacher. You are a teacher in where? I am a professor at Cairo University. Where is Cairo University? Harvard Cairo is in Giza. Where is Giza? Giza is state near Cairo . Where is the Cairo? Cairo is capital of Egypt . Where do you live? I live in Boston . Which citizenship do you have? I have a Somali citizenship. I am pleased to know you! I am pleased to know you, too! See you another time. See you another time.
Kulmiye,
Abroone,
Diinle ,
Barbaare,
Gaashaan,
Sacdiyo,
Farxiyo,
Faadumo,
Nasteexo,
Caasho ,
Hassan,
Ali,
Maxamed,
Geeddi ,
Guuleed,
Ku you Wuu ku dhufanayaa He hits you
Idin You (plural) Wuu idin siiyay He gave you
Na Us Wuu na wacay He called us
I Me Wuu i raacay He followed me
Isaga Him Waan dilay isaga I killed him
Iyaga Her Waan barayaa iyaga I teachthem
Iyada Them Waan raacay iyada Waan raacay iyada
1- Complete the following sentences by appropriate word
• Magacaygu waa …………..
• Magacyga dambe waa …………
• Nambarka …….. waa……..
• Jidkayga ……….. waa…………..
2- Answer these following questions
• Waa kuma adiga?
• Jidkeed degan tahay?
• Waa maxay nambarka boostadaada?
• Halkey ku taallaa madiint Nasr?