LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 4 | Animals 4 Duurjoog | Wild Animals
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 4 | Animals 4 Duurjoog | Wild Animals
Aaday | Went | ||
Aniga | I | ||
Bakayle | rabbit | ||
Baqo | Fear | ||
Baxsaday | Escaped | ||
Beertayda | My farm | ||
Bir | Iron | ||
Ceyrsaday | Chased | ||
Cunaa | Eat | ||
Cuno | Eat | ||
Cuntaa | Eat | ||
Dawaco | Fox | ||
Deero | Gazelle | ||
Dili karaa | Can kill | ||
Doofaar | Boar | ||
Duurka | Jungle | ||
Farow | Zebra | ||
Gaari | car | ||
Geedaha | Trees | ||
Geri | Giraffe | ||
Hal | One | ||
Haramcad | Cheetah | ||
Hilibka | The meat | ||
Ka helaa | I like | ||
Kama | Not | ||
Libaax | Lion | ||
Madaxkuti | Bear | ||
Mar kale | Again | ||
Maroodi | Elephant | ||
Maxaa | What | ||
Maya | No | ||
Necbahay | I hate | ||
Noqon | Return | ||
Rabtaa | Want | ||
Saac | Hour | ||
Shabaq | Grid | ||
Shabeel | Tiger | ||
Tukulish | Squirell | ||
Ugaarsaday | Hunted | ||
Waraabe | Hyena | ||
Yey | Wolf |
Farxiya | farhia | waxaan aaday duurka | I went to Jungle | |
Maxamed | Mohammad | Maxaad ku soo aragtay? | What have you seen there? | |
Farxiya | Farhia | waxaan soo arkay libaax iyo shabeel iyo geri | I saw lion and tiger and giraffe | |
Maxamed | Mohammed | Maka baqaysay inuu ku cuno libaaxa? | Are you afraid that the lion eats you | |
farxiya | Farhia | Gaari shabaq bir ku daboolan baan ku jiray | I was in car protected by iron grid | |
maxamed | Mohammed | ma ku aragtay duurka waraabe? | Did you have seen hyena in jungle? | |
Farxiya | Farhiar | Maya | No | |
Maxamed | Mohammed | Mar kale ma noqon rabtaa? | Do you want back again? | |
Farxiya | Farhia | Haa | Yes | |
Maxamed | Mohammed | Ma ku raaci karaa | Can I follow you? | |
Farxiya | Farhia | haa, waad i raaci kartaa | haa, waad i raaci kartaa | |
Maxamed | Mohammed | Goormaad laabanaysaa | When you return? | |
Farxiya | Farhia | Farxiya | Farhia | After two weeks | |
Maxamed | Mohammed | Aad baad u mahadsan tahay | Thank you very much | |
Farxiya | Farhia | Adaa mudan | You are welcome |
Aniga libaax kama baqo Geridu geedaha beertayda bay cuntaa Waan necbahay waraabaha Shabeelka waan dili karaa Waan cunaa helibka deerada Waan ka helaa bakaylaha Madaxkutiga hal saac ayaan ceyrsaday Wigilka waan ka baxsaday Deero weyn ayaan ugaarsaday
I don’t fear lion Giraffe eats my farm’s trees I hate hyena I can kild tiger I eat Meat of gazelle I like rabbit I chased Bear one hours I escaped from the rhino I hunted big gazelle
1- Type a word appropriate under each picture
2- Complete following sentences by appropriate word
• Libaax …………….. hilibka
• Shabeelku …………….. geedaha
• Haramcadku …………. duurka Soomaaliya
• Waxaan ……….. maroodi weyn
• Gerida ayaa ………….. geela
• Waraabe iyo ………… hilibka ayay cunaan
• Waan jeclahay ……….. farowga
• Waan ka baqaa ………….
Suaalo
Maxay tahay cuntada waraabaha?
Ma garanaysaa boqorka xayawaanada?
Yaa dheer gerida iyo geela?
Ma laga helaa duurka Soomaaliya maroodi?
Goormaad aadi rabtaa duurka Soomaaliya?
Ma dili kartaa haramcad?
Ma macyahay hilibka deerada?
Sidee baad u ugaarsan kartaa farowga?
Question
What's hyena's food?
Do you know king of animals?
Which taller camels or grafts?
In the Somali jungle elephant?
When you want go to Somali jungle?
Can you kill cheetah?
Is gazelle's meat tasty?
How you can hunt zebra?
Jawaabo
Hilibka dadka iyo duunyada
Haa, waa libaaxa
Gerida ayaa dheer
Waxaan filayaa in maroodi joogo duurka Soomaaliya
Haa, hal sano kaddib, haddii Alle idmo
Haa waan dili karaa haddii aan qori haysto
Ma ogi, aniga wali ma dhadhaminin
Dabin baan u dhigaa