LESSON NINETEEN Bulshada iyo suugaanta Society and literature
LESSON NINETEEN Bulshada iyo suugaanta Society and literature
Abwaan | Scholar | ||
Adeeg | Service | ||
Aftahan | Eloquent | ||
Akhris | Reading | ||
Arday | Student | ||
Barfasoor | professor | ||
Dabiici | Natural | ||
Dhaanto | folk dancing | ||
Dhow | Near | ||
Filayaa | Think | ||
Fursad | Chance | ||
Gabay | Poetry | ||
Gabyaa | Poet | ||
Geeraar | Ballad | ||
Hees | Song | ||
Heesaa | Singer | ||
Heli | Find | ||
Jilaa | Actor | ||
Kaddib | After | ||
Kartaan | Can | ||
Laakin | But | ||
Labo | Two | ||
Ma ogi | I dont know | ||
Macllin | Teacher | ||
Majaajilo | Comedy | ||
Mutxaf | Museum | ||
Naxwe | Grammar | ||
Qoraa | Writer | ||
Raaci | Follow | ||
Riyo | Dream | ||
Saac | Hour | ||
Sawir | Picture | ||
Shaneemo | Cinema | ||
Sheeko | Story | ||
Tiyaatar | Theatre | ||
Waa hagaag | Ok | ||
Wargeys | Newspaper | ||
wariye | Journalist |
Gelee |Gele | Waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan | I saw very beautiful art | |
Xaaji Haji | Halkee? | where? | |
Gelee |Gele | Waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan | I saw very beautiful art | |
Xaaji Haji | Halkee? | Where? | |
Gelee | Gele | Jaamacadda muqdisho | Mogadishu university | |
Xaaji | Haji | Farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda muqdisho? | Does arts be written in Mogadishu university? | |
Xaaji | Haji | Farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda muqdisho? | Does arts be written in Mogadishu university? | |
Gelee |Gele | Ma ogi, laakin waan filayaa | I don't know but i think | |
Xaaji | Haji | Aniga waxaan u baahanahay sawir dabiici ah | I need natural picture | |
Geele | Gele | Waad heli kartaa | You can find it | |
Xaaji | Haji | Halkeen ka heli karaa? | Where can i find it? | |
Gelee | Gele | Dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawiradaas | There is shop which had buying from it these pictures | |
Xaaji | Haji | Ma dhow yahay? | It is near | |
Gelee |Gele | Haa | Yes | |
Xaaji | Haji | Ma i raaci kartaa? | Can you follow me? | |
Gelee | Gele | Labo saac kaddib baan fursad helayaa | I will get chance after two hours | |
Xaaji | Haji | Waa hagaag, mahadsanid. | Ok, thank you |
Waxaan ahay abwaan, waxaan qoraa sheekooyin dhab ah, waxaan jeclahay gabayga iyo filimada majaajilada leh, subax kasta waxaan akhristaa wargeyska, adeerkayga waa gabyaa, walaalkayguna waa wariye aftahan ah, waxaan rajaynayaa in riyadayda ay dhib noqoto
I am scholar, I am writing real stories, I like poetry and comedy movies, I read every morning the newspaper , my uncle is poet and my brother is eloquent journalist, I hope that my dream will be real.
1- Choose the correct answer
• Ma dhow yahay? Haa | Maya
• Ma I raaci kartaa? Haa | Maya
• Halkeen ka heli karaa? Dukaanka | Guriga
• Farshaxan ma lagu dhigaa jaamacadda muqdisho? Ma ogi | Haa
2- Complete the following sentences by appropriate word
• waxaan arkay ........... aad u qurux badan
• dukaan baa jira oo lagu……… sawiradaas
• labo saac kaddib baan ……… helayaa
• aniga waxaan u baahanahay sawir ………. ah