LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 2 Animals 2 Xamaarato iyo beribiyood iyo cayayaan | Reptiles & Amphibians and Insects
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 2 Animals 2 Xamaarato iyo beribiyood iyo cayayaan | Reptiles & Amphibians and Insects
Aad | Very | ||
Aqalkaaga | Your house | ||
Aqalkayga | My house | ||
Argoosato | Lobster | ||
Arkay | Saw | ||
Balanbaalis | Butterfly | ||
Baranbaro | Cockroach | ||
Buufiyay | Sprayed | ||
Caaro | Spider | ||
Carsaanyo | Crab | ||
Dibqallooc | Scorpion | ||
Diidiin | Tortoise | ||
Dilay | Killed | ||
Dixiri | Worm | ||
Farabadne | Centipede | ||
Halkee? | Where? | ||
Heli | get | ||
Hoonbaro | Dolphin | ||
Jeer | Hippo | ||
Jirjirroole | Chameleon | ||
Kalluun | Fish | ||
Kartaa | Can | ||
Laakin | But | ||
libaaxbadeed | Shark | ||
MAs | Snake | ||
Nadiifiyay | Cleaned | ||
Qabtay | Catch | ||
Quraanyo | Ant | ||
rah | Frog | ||
Shabin | Eject | ||
SHinni | bee | ||
Sun | Poison | ||
Taxsi | Fly | ||
Xun | Bad | ||
Yaxaas | Crocodile |
Faay | Fay | Maxaad ku nadiifisay aqalkaaga? | What did you used to clean your house? | |
Maana | Mana | Tixsi baa na dhibaya, maxaan ku sameeyaa? | Fly bothers us, what I must do to ban it | |
Faay | Fay | Tixsigu waad shabin kartaa laakin baranbarada ayaa aad u xun | You can eject fly, but the cockroach is very bad | |
Maana | Mana | Baranbarada waan ka nadiifiyay aqalkayga | I cleaned the cockroach from my house | |
Faay | Fay | Maxaad ku nadiifisay aqalkaaga? | What did you used to clean your house? | |
Maana | Mana | Sun baan ku buufiyay | I have sprayed a poison | |
Faay | Fay | Halkeen ka heli karaa sun? | Where I can get poison? | |
Maana | Mana | armashiyaha | From pharmacy | |
Faay | Fay | Waan soo iibsan doonaa, aad baad u mahadsan tahay | I will buy it, thank you very much | |
Maana | Mana | Adaa mudan | You are welcome |
Quraanyo baan arkay Baranbaro baan dilay Tixsi baan qabtay Dibqallooc baa I qaniinay Kalluun baan webiga ka helay Argoosato aad baan u jeclahay Mas dheer ayaan qori ku dhuftay Rah cagaaran ayaa gurigayga soo galay
I saw ant I killed cockroach I caught fly Scorpion has bite me I found fish from the river I like lobster very well I have hit long snake with gun Green frog entered into my home
1- Type a word appropriate under each picture
2- create full sentences from following words
Jeer, doonaa, tahay,
Yaxaas , Mas, Tixsi,
Jirjirroole, soo, dhuftay,
Barambaro, waad, dilay,
Dibqallooc, Kalluun ka,
arkay, qabtay, heli,
karaa, nadiifisay, maxaad,
Ma aragtay dibqallooc?
Iyadu kalluun ma iibsatay?
Isaga argoosato ma helaa?
Ma dishay mas hadda ka hor?
Maka nadiifisaa gurigaaga barambarada?
Ma cuntay libaaxbadeed?
Halkee buu ku nool yahay yaxaasku?
Maxay cuntaa jeertu?
Did you saw scorpion?
Does she bought fish?
Does he find lobster?
Did you kill snake before now?
Do you clean your house from cockroach?
Did you eat shark?
Where is crocodile living?
What hippo eats?
Haa, waan arky Yes I saw
Maya, argoosato bay iibsatay No, she had bought lobster
Haa, waa helaa Yes, he finding
Maya, ma dilin No, I did not kill
Haa Yes
Haa, waan cunay Yes, I have ate
Badaha iyo webiyada iyo waraha In seas and rivers and ponds
Waxay cuntaa dhirta It eats the plants