Waxyaalaha dugsiga khuseeya Classroom items
Waxyaalaha dugsiga khuseeya Classroom items
Aadaa | Go | ||
Arday | Student | ||
Ardayad | Student | ||
Arka | See | ||
Badan | Lot | ||
Bas | Bus | ||
Buug | Book | ||
Cayaaraa | Play | ||
Chashar | Lesson | ||
Dhalo khad | Inkbottle | ||
Dhigtaa | Studying | ||
Duigsi | School | ||
Fahan | Understand | ||
Fudud | Easy | ||
Gambaleel | Bell | ||
Guri | House | ||
Iga | From me | ||
Khad | Ink | ||
Koollo | Glue | ||
Laakin | But | ||
Macallimad | Teacher | ||
Macallin | Teacher | ||
Maqas | Scissors | ||
Marmar | Sometimes | ||
Miis | Desk | ||
Qaamuus | Dictionary | ||
Qalinqor | Dropper | ||
qualin | Pen | ||
Tirtire | Eraser | ||
Ui | Stick | ||
Uma | Not | ||
Weyddii | Ask |
Xasan | Hassan | casharka ma adag yahay? | Is lesson hard? | |
Geedi | Gedi | casharkee ? | WHich lesson? | |
Xasan | hassan | casharka maanta | todays lesson | |
Geedi |Gedi | maya ma adko | No is not hard | |
Xasan | Hassan | : laakin anigu waa igu adag yahay | But is hard for me | |
Geedi | Gedi | macallinka weyddii waxa kugu adag | ask the teacher what is hard for you | |
Xasan |hassan | waa yahay | That's ok | |
Geedi |gedi | anigu waxaan u arkaa casharkan inuu fudud yahay | I think that the lesson is easy | |
Xasan | Hassan | adigu qof fahan badan baad tahay | You are clever | |
One | Kursigan ma rabtaa ? | Do you want this chair | |
One | Macallinku yuu yahay ? | Who is teacher | |
One | Xisaabtu ma adagtahay? | Is math hard | |
One | Naxwaha ma fududyahay ? | Is grammer easy? | |
One | Taariikhda ma jeceshahay? | Do you like history? | |
One | Macallinku goormuu imanayaa? | when the teacher is coming? | |
Two | Maya ma hayo | No i have not | |
Two | Haa waan u baahanahay | yes i need | |
Two | Haa waan rabaa | Yes i want | |
Two | Macallinku waa soomaali | The teacher is Somali | |
Two | Haa way adagtahay | Yes it is hard | |
Two | Maya ma fududa | No it's not easy | |
two | Haa waan jeclahay | Yes i like it | |
Two | Nus saac kaddib | After thirty minutes | |
One | Mastarad ma u baahan tahay? | Do you need ruler? | |
One | Mastarad ma u baahan tahay? | Do you need ruler? | |
One | Qalinqori ma haysaa ? | Do you have pencil |
Arday baan ahay Dugsi fiican baan dhigtaa Casharkayga waan qoraa maalin kasta Waan tixgaliyaa macllinkayga Marmar sabuuradda ayaan tirtiraa Dugsiga bas baan ku aadaa Waxaan la cayaraa marmar ardada Gurigeena uma dhowa dugsiga Qalinka ayaa iga lumay
I am student I am studying in best school I am writing my lesson everyday I respect my teacher I wipe blackboard sometimes I go school via bus I play with students somtimes Our house not near at school My pen has lost
Halkee Where ,
Immisa / meeqa How much,
Goorma When ,
Kuma Who (male),
Tuma Who (female),
Kee Which (male),
Tee Which (female),
Yaa Who ,
Ma Are, is, do, does ;
Sidee How ,
Maxaa What/ why,
Halkee u socotaa? Where are you going?
Waa immisa qalkan? How much this pen?
Goorma ayaad rabtaa? When you want?
Waa kuma wiilkan? Who is this boy?
Waa tuma gabdhan? Who is this girl?
Kee rabtaa? Wich you want?
Tee rabtaa? Wich you want?
Yaa yimid? Who is came?
Ma u baahan tahay? Do you need?
Side tahay? How are you?
Maxaa rabtaa? What you want
Layli | Exercise
1-Write names of these pictures
2-Complete the following sentences by appropriate word
• Laakin anigu waa igu ………. yahay
• Macallinka ………. waxa kugu adag
• Anigu waxaan u arkaa ……….. inuu fudud yahay
• Adigu qof ………. badan baad
Suaalo |Question
Qalinqori ma haysaa ? Do you have pencil?
Mastarad ma u baahan tahay? Do you need ruler?
Kursigan ma rabtaa ? Do you want this chair
Macallinku yuu yahay ? Who is teacher?
Xisaabtu ma adagtahay? Is math hard?
Naxwaha ma fududyahay ? Is grammar easy?
Taariikhda ma jeceshahay? Do you like history?
Macallinku goormuu imanayaa? When the teacher is coming?
Jawaabo |Answer
Maya ma hayo No I have not
Haa waan u baahanahay Yes I need
Haa waan rabaa Yes I want
Macallinku waa soomaali The teacher is Somali
Haa way adagtahay Yes it’s hard
Maya ma fududa No it’s not easy
Haa waan jeclahay Yes I like it
Nus saac kaddib After thirty minutes