LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 2 Fruits & vegetables 2
LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 2 Fruits & vegetables 2
Aad | Very | ||
Adeegsadaa | Use | ||
Ansalaato | Lettuce | ||
Baadinjaan | eggplant | ||
Baamiye | Okra | ||
Baradho | Potato | ||
Basal | Onion | ||
Basbaas | Pepper | ||
Bocor | Squash | ||
Ceerin | Raw | ||
Cusub | New | ||
Darsadaa | Add | ||
Dhagayare | Dhagayare | ||
Fifilmadow | Black pepper | ||
Gatay | Bought | ||
Haa | Yes | ||
Hayl | Cardamom | ||
Inta badan | Mostly | ||
Isaga | Mostly | ||
Kala duwan | Different | ||
Kama helo | I don't like | ||
Karinaa | Cook | ||
karooto | Carrot | ||
Kiilo | Kilo | ||
Ku daraa | Add | ||
Ma ogi | I don't know | ||
Maalmahan | These days | ||
Pepper | Bell pepper | ||
Qaabab | Kinds | ||
Qaali | Expensive | ||
Qajaar | Cucumber | ||
Sameeyaa | Make | ||
Seddex | Three | ||
Shiidaa | Grind | ||
Suugada | The cooked food | ||
Toon | Garlic | ||
Wata | Together with | ||
Xiligan | This time | ||
Yaanyo | Tomatoe |
Saynab |Zainab | Maalmahan basasha waa qaali | Onion is expensive in this days | |
Dahabo | Dahabo | Maxaa qaali ka dhigay? | What has make expensive? | |
Saynab |Zainab | ma ogi | I don't know | |
Dahabo | Aniga maanta yaanyo ayaan soo gatay iyo barbarooni | I have bought tomato and bell pepper | |
Saynab |Zainab | Yaanyo cusub ma la helaa xilligan? | Is there fresh tomato at this time? | |
Dahabo | Haa , seddex kiilo yaanyo ayaan soo gatay | Yes, I have bought three kilos of tomato | |
Saynab |Zainab | Baradhada ka waran? | what is about potato? | |
Dahabo | Baradhadu waa rakhiis | Potato is cheap | |
Saynab |Zainab | Wax yar kaddib ayaan suuqa aadayaa | I will go to market after few | |
Dahabo | Ma ii soo gadi kartaa bocor iyo ansalaato? | Can you buy for me lettuce and squash? | |
Saynab |Zainab | Haa, waan kuu soo gadi karaa | Yes I can buy for you | |
Dahabo | Aad baad u mahadsan tahay | Thank you very much | |
Saynab |Zainab | Adaa mudan | You are welcome |
Toontu aad baan u adeegsadaa Aniga basal ceerin kama helo Dhegeyaraha shaaha baan ku darsadaa Waan shiidaa basbaaska Yaanyada iyadoo karsan iyo iyadoo ceerinba waan cunaa Karootada yaanyada baan ku daraa inta badan Barbarooniga isagana suugada ayaan ku sameeyaa Baradhada qaabab kala duwan ayaan u karinaa Waxaan ka helaa shaaha hayl wata
I use garlic very much I don't like uncooked onion I add cloves on tea I grind the pepper I eat tomatoes cooked and uncooked I add carrot on tomato mostly I make also Bell pepper on the food I cook potatoes in different ways I like tea with cardamom
1- Type a word appropriate under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
Waan ka helaa ……………..
Waad jarjari kartaa…………..
Waan cunaa ………….
Way karisaa ………..
Way ka helaan …………..
Waan jecel nahay …………
Waan jeclahay ………..
Ma Karin kartaa ………….
Ma cuntaa basbaas?
Ma ka heshaa basal ceerin ah?
Halkee lagu beeraa haylka?
Ma beeri kartaa bocor?
Toonta Soomaali ma laga helaa?
Sidee loo kariyaa baamiyaha?
Ma u roon yahay filfilmadowga caafimaadka?
Qajaar ma jarjari kartaa?
Do you eat papper?
Do you like uncooked onion?
Where is cardamom implanting?
Can you implant squash?
Is there garlic in Somalia?
How to cook okra?
Is black pepper good for health?
Can you cut cucumber?
Jawabo | Answers
Haa waan cunaa Yes, I eat
Maya, kama helo No, I don’t like
Ma garanayo I don't know
Haa waan beeri karaa Yes I can implant
Haa, waa laga helaa Yes, it's there
Qaabab farabadan Many ways
Waxaa habboon inaad dhakhtar weyddiso You should ask doctor
Haa, si fiican baan u jarjari karaa Yes I can cut it very well