LESSON NINE Jirka dadka 1| The human body 1
LESSON NINE Jirka dadka 1| The human body 1
Adag | Hard | ||
Adeegso | Use | ||
Af | Mouth | ||
Bararsan | Swollen | ||
Bowdo | Thigh | ||
Bushin | Mouth | ||
Cag | Feet | ||
Carrab | Tongue | ||
Ciddi | Nail | ||
Dareemayaa | feeling | ||
Dhabar | Back | ||
Dhacay | Happen | ||
Dheer | Long/Tall | ||
Dheg | Ear | ||
Dhudhun | Arm | ||
Dhuuban | SLim | ||
Far | Figer | ||
Gacan | Hand | ||
Gar | Beard | ||
Habeen kasta | Every Night | ||
Iiko | Teeth | ||
Il | Eye | ||
Intee? | Where | ||
Jilib | Knee | ||
Jir | Body | ||
Leeyahay | Have/Has | ||
Lug | Leg | ||
Luqun | Neck | ||
Ma | Not | ||
Ma garanayo | I don't know | ||
Ma lihi | I have not | ||
Madax | Head | ||
Oo dhan | All of them | ||
Qaado | Take | ||
Salaan | Greeting | ||
San | Nose | ||
Shaarbo | Mustache | ||
Suniyo | Brows | ||
Suul | Thumb | ||
Timo | Hair | ||
Weji | Face | ||
Xanuun | Pain | ||
Yar | Small |
Xuseen | Hussein | Waad salaaman tahay | Hi | |
Dhakhtarka |Doctor | Waan kaa qaaday, intee lagaa hayaa? | Hi too, what is your problem | |
Xuseen | Hussein | Lugta iyo qoorta ayaan xanuun ka dareemayaa | I feel pain in the leg and the neck | |
Dhakhtarka |Doctor | Maxaa kugu dhacay? | What happened for you? | |
Xuseen |Hussein | ma garanayo | I don't know | |
Dhakhtarka | Doctor | faraha xanuun ma ka dareentaa? | Do you feel pain in the fingers? | |
Xuseen | Hussein | Maya waxaan ka dareemayaa dhabarka iyo bowdada iyo gacanta | No, I feel in the back and thigh and hand | |
Dhaktarka | Doctor | Bomaatadan qaado una adeegso jirkaaga oo dhan habeen kasta | Take this cream and use it every night for all your body | |
Xuseen |Hussein | Mahadsanid | Thank you | |
Dhakhtarka | Doctor | Adaa mudan | You are welcome | |
One | Ma furi kartaa ishaada? | Can you open your eye? | |
Two | Haa waan furi karaa | Yes i can open | |
One | Halkee lagaa hayaa? | Where are you feeling pain? | |
Two | Xanuun baan lugaha ka dareemayaa | I feel pain in my leg | |
One | Ma ku socon kartaa lugahaada? | Can you walk on your leg | |
Two | Haa waan ku socon karaa | Yes i can walk on it | |
One | Ma dhaqatay wejiga? | Did you wash your face? | |
Two | Maya wali ma dhaqanin | No i did not wash yet | |
One | Hadda ilkaha ma nadiifin kartaa? | Can youn clean now your tooth? | |
Two | Haa waan nadiifin karaa | Yes i can clean it | |
One | Ma kaa xiiraa timaha ? | Can i shave your hair? | |
Two | Maya ha iga xiirin timaha | No don't shave my hair | |
One | Ma ka heshaa shaarbo ? | Do you like mustache? | |
Two | Maya kama helo shaarbo | No don't like mustache | |
One | Goorma ayaad afka dhaqatay? | When have washed your mouth? | |
Two | Hal saac ka hor | Before one hour |
Madax yar baan leeyahay Timo dheer baan leeyahay Qoortaydu ma dheera Jilibkaygu waa bararsan yahay San dhuuban ma lihi Carrabkaygu waa guduudan yahay Laftaydu way adag tahay
I have small head I have long hair my neck is not long My knee is Swollen I have not slim nose My tongue is red My bone is hard
2- Choose correct name for each pictureMa furi kartaa ishaada?
Suaalo Questions
Ma furi kartaa ishaada? Can you open your eye?
Halkee lagaa hayaa? Where are you feeling pain?
Ma ku socon kartaa lugahaada? Can you walk on your legs?
Ma dhaqatay wejiga? Did you wash your face?
Hadda ilkaha ma nadiifin kartaa? Can you clean now your tooth?
Ma kaa xiiraa timaha ? Can I shave your hair?
Ma ka heshaa shaarbo ? Do you like mustache?
Goorma ayaad afka dhaqatay? When have washed your mouth?
Jawaabo answers
Haa waan furi karaa Yes I can open
Xanuun baan lugaha ka dareemayaa I feel pain in my legs
Haa waan ku socon karaa Yes I can walk on it
Maya wali ma dhaqanin No I didn't wash yet
Haa waan nadiifin karaa Yes I can clean it
Maya ha iga xiirin timaha No don’t shave my hair
Maya kama helo shaarbo No don't like mustache
Hal saac ka hor Before one hour