LESSON FOURTEEN : Libinta iyo iibsashada | Buying and selling
LESSON FOURTEEN : Libinta iyo iibsashada | Buying and selling
Alaabta | furniture | ||
Badeeco | Goods | ||
Canshuur | Taxi | ||
Cusub | New | ||
Deyn | Credit | ||
Dhib ma laha | No problem | ||
Dhimid | Discount | ||
Dukaan | Shop | ||
Dulsaar | Usury | ||
Faa’ido | Profit | ||
Ganacsi | Trade | ||
Guryaha | Houses | ||
Haddii Alle idmo | God willing | ||
Iibsasho | Buy | ||
Jeeb | |||
Jumlo | wholesale | ||
Khasaaro | Wastage | ||
Kiro | Rent | ||
Lacag | Money | ||
Lib | Sale | ||
Ma awoodo | I cannot | ||
Ma haysto | I have not | ||
Ma sax baa? | Is that right/ | ||
Maalmood | Days | ||
Makhasiin | Store | ||
Maqlay | Heard | ||
Mustacmal | Used | ||
Qaali | Expensive | ||
Qiime | Price | ||
Raqiis | Cheap | ||
Safar salaama | Happy travel | ||
Shan | Five | ||
Suuq | Suuq | ||
Tafaariiq | Retail | ||
Waan ka xumahay | I am sorry | ||
Waayo | Because | ||
Waqti badan | Much time | ||
Xisaab | Account |
Maxamuud | Mahamod | Waxaan maqlay inaad Dubai u socoto, ma sax baa? | I heard you are going to Dubai is that right? | |
Muuse |Muse | Haa, haddii Alle idmo | Yes God willing | |
Maxamuud Mahamoud | Maxaad u socotaa? | Why you are going? | |
Muuse | Muse | Badeeco ayaan keeni rabaa | I want import goods | |
Maxamuud |Mahamoud | Maxay tahay ? | What is it? | |
Muuse | Muse | Alaabta guryaha | Furnitures for houses | |
MAXAMUUD |Mahamoud | Goormaad soo laaban doontaa? | When you will come back? | |
Muuse |Muse | Shan maalmood kaddib | After five days | |
Maxamuud | Mahamoud | Gaari baan u baanahay, ma ii soo iibin kartaa gaariga? | I need car, can you buy the car for me? | |
Muuse | MUse | maya, ma awoodo, waan ka xumahay | No i cannot i am sorry | |
Maxamuud |Mahamoud | Dhib ma laha | No problen | |
Muuse |Muse | Waayo ma haysto waqti badan | Because I don’t have much time | |
Maxamuud |Mahamoud | Safar salaama | Happy travel | |
Muuse | Muse | Mahadsanid | Thank you | |
Maxamuud |Mahamoud | Adaa mudan | You are welcome |
Waxaan ahay ganacsade, waxaan iibiyaa dharka iyo kobaha, waxaan ka keenaa badeecada dalka Shiinaha, waxaan ku leeyahay dukaan ballaaran oo dharka dumarka lagu iibiyo magaalada Nairobi, ganasiga khibrad dheer baan u leeyahay, waxaan ku soo jiray labaatan sano in ku dhow, sanad kasta canshuurta waan bixiyaa.
I am a merchant, I sell clothes, shoes, I import goods from China, I have a large shop selling women's clothing in the city of Nairobi, I have a long experience , and I was in trade about twenty years, I pay every year the tax
1- Choose the correct answer
• Ma sax baa? • Haa
• Maya
• Maxaad u socotaa? • Badeeco ayaan keeni rabaa
• Dalxiis
• Goormaad soo laaban doontaa? • Shan maalmood kaddib
• Ha maalin kaddib
• Ma ii soo iibin kartaa gaariga? • Maya
• Haa
2- Complete the following sentences by appropriate word
• waxaan .......... inaad Dubai u socoto
• Badeeco ayaan keeni …………
• shan ……………. kaddib
• waayo ma haysto ………… badan