LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 1 | Animals 1 Dabjoogta | The pets
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 1 | Animals 1 Dabjoogta | The pets
Baahanahay | I need | ||
Cad | White | ||
Dibi | Veal | ||
Adigu | You | ||
Aricad | Goat | ||
Arkay | Saw | ||
Baqal | Mule | ||
Bisad | Cat | ||
Daayeer | Monkey | ||
Dameer | Donkey | ||
Dhiil | Milk punnete | ||
Dhisi | Build | ||
Eey | Dog | ||
Faras | Horse | ||
Fuulaa | Ride | ||
Geel | Camel | ||
Goorma | When | ||
Haystaa | Have / Has | ||
Hoggaan | Leesh | ||
Ide | Sheep | ||
Lijaan | Bridle | ||
Lo' | Cow | ||
Ma leedahay? | Do you have? | ||
Magaalada | The | ||
Mooro | Stockyard | ||
Rabtaa | Want | ||
Shalay | Yesterday | ||
Siiyaa | Give | ||
Socda | Coming | ||
Xoog | Power |
Abiikar | Abikar | dameer baan soo iibsaday | I have bought donkey | |
Jeylaani | Jeylani | Goorma? | When? | |
Abikaar | ABikar | Shalay | Yesterday | |
Jeylaani | Jeylani | Anigu waxaan u baahanahay faras | I need a horse | |
Abikaar | Abikar | Farasku waa qaali | The horse is expensive | |
Jeylaani | Jeylani | Faraska ayaa ka fiican dameerka | The horse better than the donkey | |
Abikaar | Abikar | Ma leedahay adigu lo' iyo geel? | Do you have cows and camels? | |
Jeylaani | Jeylani | Haa, waxaan rabaa inaan mooro weyn dhiso maalmaha soo socda | Yes I want to build big stockyard in the next days | |
Abikaar | Abikar | Halkee ka dhisi rabtaa? | Where are you want build? | |
Jeylaani | Jeylani | Magaalada Afgooye | In Afgoi city |
Bisad yar baan haystaa Eey modooban baan arkay Dameer xoog leh ayaan fuulaa Faras cad baa guriga ii jooga Mooro weyn baan dhisay Waan Fuulaa faraska Waxaan soo iibiyaa aricad Idaha baan cows siiyaa
I have small cat I saw black dog I am riding strong donkey White horse in my home I have built big stockyard I ride the horse I buy a goat I give grass the sheep
1- Type a word appropriate under each picture
2- Write five full sentences about following animals
Daayeer
Dameer
Faras
Aricad
Baqal
Geel ma leedahay?
Maxaa ku jira moorada?
Ma ka heshaa tartanka fardaha?
Yaa weyn baqalka iyo dameerka?
Hilibkee fiican aricadka mise idaha?
Ma cabtaa caano geel ?
Halkee buu ka helaa daayeerku?
Maxuu u jecel yahay daanyeerku mooska?
Do you have camels?
What's in the stockyard?
Do you like horses' race?
Which is biggest mule or donkey?
Which meat is a best goat or sheep?
Do you drink camel milk?
Where the monkey likes?
Why the monkey likes bananas
Jawaabo Answers
Maya ma lihi No I don’t have
Seddex faras Three horses
Haa aad baan uga helaa Yes I like it very well
Baqalka ayaa weyn Mule is bigger
Aricadka ayaa fiican The goats is better
Haa waan cabbaa Yes I drink
Wuxuu ka helaa geedaha It likes the trees
Ma garanayo I don’t know