LESSON SEVEN Guriga | The house
LESSON SEVEN Guriga | The house
Alaab | Furniture | ||
Albaab | Door | ||
Armaajo | Cupboard | ||
Baahanahay | Need | ||
Baddali | Change | ||
Barkin | Cushion | ||
Busto | Blanket | ||
Casri | Modern | ||
cusub | New | ||
Daah | Curtain | ||
Daaqad | Window | ||
Firinjeer | Fridge | ||
fure | Key | ||
Ganjeel | Gate | ||
Gatay | Bought | ||
Guri | House | ||
Haa | Yes | ||
Haystaa | Have / Has | ||
Iibsaday | Day | ||
Jaranjaro | Stairs | ||
Jiko | Kitchen | ||
Joodari | Mattress | ||
Kariye | Cooker | ||
Kiraynayaa | Rent | ||
Laakin | But | ||
Mudul | Hut | ||
Musqul | Bathroom | ||
Musqul | Bathroom | ||
Nal | Lamp | ||
Qasaalad | Washer | ||
Qol | Room | ||
Qolka fadhiga | Living room | ||
Quful | Lock | ||
rabaa | Want | ||
Salooto | Sofa | ||
Samaystay | Made | ||
Sariir | Bed | ||
Shuqo | Apartment | ||
weyn | Big | ||
Xaaqin | Broom | ||
Yar | Small |
Deeqa | deka | waxaan iibsaday guri, alaab baan u baahanahy | I bought house , can you so I need furniture | |
Luul | Lul | ma cusub yahay guriga ? | is this house new? | |
Deeqa | Deka | haa, waxaan rabaa alaab sida sariir armaajo, fadhi, firinjeer | yes, I want furniturelikebed, cupboard, sofa, fridge | |
Luul | Lul | jikada ma weyn tahay? | is the kitchen big? | |
Deeqa | DeKa | maya way yar tahay, laakin musqusha ayaa weyn | now, it’s small but the bathroom is big | |
Luul | Lul | guri fiican ayaad heshay | you found nice house | |
Deeqa | Deka | qolka jiifku wuu ballaaran | the bedroom is large | |
Luul | Lul | albaabada iyo daaqadaha waa | the doors and windows are important | |
Deeqa | Deka | alaab badan baan u baahanahay | I need more furniture |
Waxaan gatay guri weyn Waxaan haystaa musqul casri ah Guriga waan kiraynayaa Waxaan samaystay armaajo Busto iyo sariir ayaan u baanahay Waxaan rabaa quful Gurigagu aad buu u qurux badan yahay Nalalka ayaan baddali rabaa
I have bought big house I have modern bathroom I rent the house I made cupboard I need blanket and bed I want lock My house is very beautiful I want to change lamps
1 -Write names of the following things
2 -Complete the following sentences by appropriate word
• Waxaan iibsaday guri, alaab baan u baahanahy
• Haa, waxaan rabaa alaab sida sariir armaajo, fadhi, firinjeer
• Maya way yar tahay, laakin musqusha ayaa weyn
• Guri fiican ayaad heshay
• Qolka jiifku wuu ballaaran yahay
Sualo |Questions
Aabbehayga ma garanaysaa ? Do you know my father?
Hooyadaada halkan ma joogtaa? Are your mother here
Aaway awoowehaaga ? Where is your grandfather?
Immisay jirtaa Ayeeyodaada ? How old your grandmother?
Halkee buu ka shaqeeyaa adeerkaaga? Where your uncle works?
Habaryartaada carruur ma leedahay? Has your aunt children?
Ma booqataa eeddadaada? Do you visit your aunt?
Ma dhakhtar baa Abtigaagu? Is your uncle doctor?
Jawaabo Answers
Haa waan garanayaa Yes I know
Maya, halkan ma joogto No she is not here
Somaali buu joogaa He is in Somali
Waxay jirtaa lixdan iyo lix sono She is sixty six years old
Wuxuu ka shaqyaa jaamacadda Muqdisho He is working at Mogadishu university
Haa, hal gabar bay leedahay Yes she has one daughter
Haa waan booq Yes I visit her
Maya , waa kalkaaliso No she is nurse