UNIT 2 Isbaritaan | Introducing others
UNIT 2 Isbaritaan | Introducing others
Halkaas | There | ||
Afadiisa | His wife | ||
Carruur | Children | ||
Eeg | Look at | ||
Gurijoog | House wife | ||
Halkan | Here | ||
Helid | to get / beget | ||
Isbitaal | Hospital | ||
Kaas | That | ||
Kaas waa | That is | ||
Kalkaaliso | Nurse | ||
Kan | this | ||
Kan waa | This is | ||
Kuwaas | These | ||
Kuwan | These | ||
Kuwan waa | These are | ||
Qofan magaciisu waa | This person's name is | ||
Saaxiibkayga | My friend | ||
Taariikh | Date | ||
Taariikhda dhalashada | Birth date |
One | Muxuu kuu yahay kan ? | Who is this to you? | |
Two | Magaciisu waa xasan | His name is Hassan | |
One | Muxuu kuu yahay isaga? | What is he to you? | |
Two | Waa saaxiibkayga oo Soomaali ka yimid | He is my friend from Somalia | |
One | Muxuu sameeyaa? | What does he do? | |
Two | Isaga waa macallin | He is a teacher | |
One | Ma leeyahay xaas? | Has he wife? | |
Two | Haa iyadu waa kalkaalisada isbitaalka | Yes she is nurse at hospital. | |
One | Halkey ku dhalatay? | Where was she born? | |
Two | Waxay ku dhalatay Soomaali halkaasna ayay ku soo barbaartay | She was born in Somalia and grew up in there | |
One | Goormay halkan timid? | WHere did she come from? | |
One | Goormay halkan timid? | When did she come here? | |
Two | Waxay timid halkan 1996 | She came here in 1996 | |
One | Ma guursatay iyada ? | Is she married? | |
Two | Haa way guursatay carruuna way leedahay | She is married and has children. | |
One | Ma garanayo midkan | I don t know this one. |
Kan waa xasan. Isaga waa saaxiibkayga, wuxuu ka yimid Jamhuuriyadda Soomaliya , waa nin xaas leh iyo carruur , xaaskiisu waa kalkaaliso waxay ka shaqysaa isbitaalka, iyada waxay ku dhalatay soomaali halkaasna ayay ku soo barbaartay.carruur bayna haysataa
This is Hassan. He is a friend of mine from the republic of Somalia. He is teacher. His wife is a nurse at the hospital. She was born in Somalia and grew up there. She has children
Kan This (male) Kan waa guri This is house
Tan This (female) Tan waa bad This is sea
Kaas /kaa That (male) Kaas waa gaari That is car
Taas / taa That (female) Taas waa gabar That is girl
Kuwan These Kuwan waa wiilal These are boys
Kuwaas Those Kuwaas waa gabdho Those are girls
1- Type a appropriate word in place of dashes
Kan waa xasan. Isaga waa …………….., wuxuu ka yimid Jamhuuriyadda ……………. , waa nin xaas leh iyo carruur , xaaskiisu waa …………… waxay ka shaqysaa isbitaalka,
2- Make three full sentence from these words
Kan Kalkaaliso Waa Ma Guursatay
Halkan Timid Waxay Muxuu Sameeyaa
Magaciisu Xasan Xaas Leeyahay Kuma
Xaas Leh Macallin Isaga Ku
Halkey Dhalatay Caruur Isbitaalka Ka
Kan Kalkaaliso Waa Ma Guursatay
Halkan Timid Waxay Muxuu Sameeyaa
Magaciisu Xasan Xaas Leeyahay Kuma
Xaas Leh Macallin Isaga Ku
Halkey Dhalatay Caruur Isbitaalka Ka