Objective
LESSON ELEVEN Cuntada The food
Introduction
LESSON ELEVEN. Cuntada | The food
LESSON ELEVEN. Cuntada | The food
Adigana? | And you | ||
Baasto | Pasta | ||
Baradho | Fries | ||
Baris | Rice | ||
Beer | Liver | ||
Biyo | Water | ||
Buscud | Biscuits | ||
Caano | Milk | ||
Caano | Milk | ||
Cabaysaa | Drink | ||
Cabitaan | Juice | ||
Cuni | Eat | ||
Cuntadeeda | Her food | ||
Cusbo | Salt | ||
Digaag | Chicken | ||
Digir | Bean | ||
Doolsho | Cake | ||
Farmaajo | Cheese | ||
Fiican | Nice | ||
Fuud | Soup | ||
Geel | Camel | ||
Hilib | Meat | ||
Hilib shiilan | Roast meat | ||
Iyo | And | ||
Kalluun | Fish | ||
Ma ka heshay? | Did you like? | ||
Maalin kasta | Every day | ||
Qaxwo | Coffee | ||
Rabtaan | Want | ||
Rooti | Bread | ||
Saliid | OIl | ||
Sambuus | Samosa | ||
Shaah | Tea | ||
Sidaas oo kale | Like that | ||
Sideed u aragtaa? | How do you think? | ||
Soor | Porridge | ||
Ukun | Egg | ||
Xalwo | Sweets |
Abshir | Absher | maxaad cuni rabtaa | What do you want to eat? | |
Bashiir |Bashir | Bariis iyo kalluun, adigana? | Rice and fish, and you? | |
Abshir |Absher | baasto iyo hilib? | Pasta and rice | |
Bashiir |Bashir | Maxaad cabaysaa? | What do you drink/ | |
Abshir |Absher | caano geel, adigana ? | camel milk, and you? | |
Bashiir Bashir | cabitaan | Juice | |
Abshir | Absher | Sideed u aragtaa makhaayadan? | How do you think this restaurant? | |
Bashiir | Bashir | Aad bay u fiican tahay | It’s very good | |
Abshiir |Absher | Aniga maalin kasta ayaan ka cunaa makhaayaddan | I eat in this restaurant every day | |
Bashiir |Bashie | Cuntadeeda ma ka heshay? | Did you like its food? | |
Abshir Absher | Haa, waan ka helay | Yes, I liked | |
Bashiir | Bashir | adigana? | And you? | |
Abshiir |Absher | Sidaas oo kale | Like that | |
Bashiir |Bashir | Waa hagaag, mahadsanid | Ok thank you |
Aniga waxaan ahay kariye weyn, waxaan ka shaqeeyaa makhaayad fiican, waxaan ka kariyaa bariiska iyo baastada iyo macmacaanka, waxaan ku noolahay magaalada muqdisho, waxaan furan rabaa makhaayad u gaar ah kalluunka keliya.
I am chef , I work at nice restaurant , I cook the rice and pasta and sweets, I live in Mogadishu city, I want to open restaurant for fishes only
1- Type a appropriate word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word for picture
Kan waa ………………
Tan waa ……………
Tan waa…………….
Kuwan waa…………….