Objective
LESSON THIRTEEN Dharka iyo midabka Clothes and colors
Introduction
LESSON THIRTEEN Dharka iyo midabka | Clothes and colors
LESSON THIRTEEN Dharka iyo midabka | Clothes and colors
Buluug | Blue | ||
Cabirka | The size | ||
Cad | White | ||
Cagaar | Green | ||
Canbuur | Frock | ||
Dambasle | Gray | ||
Dharka | The clothes | ||
funaanad | Tshirt | ||
Gacangashi | Gloves | ||
Guduud | Red | ||
Hadda | Now | ||
Hoo | Take | ||
Jaakad | Jacket | ||
Jaalle | yellow | ||
Jiinyeer | Zippers | ||
kobo | Shoes | ||
Koofiyd | Hat | ||
Lacag | Money | ||
Libin | Buy | ||
Maarriin | Brown | ||
Madow | black | ||
Maro | Dress | ||
Midabkee? | WHich color | ||
Qaadanayaa | Taking | ||
Shaati | Shirt | ||
Shukumaan | Towel | ||
Siddeed | Eight | ||
SIgis | Socks | ||
Sirwaal | Trousers | ||
soddon | Thirty | ||
Suud | Suit | ||
Taay | Tie | ||
Tagayaa | Going | ||
Xijaab | Veil |
Axemd |Ahmed | Dharka midabkee aad ka heshaa? | Which colors you like about clothes? | |
Shamso | Waxaan ka helaa midabka cagaaran, adigna? | I like green color, and you? | |
Axmed |Ahmed | Midabka cad iyo buluugga | White and blue color | |
Shamso | Kabo ma ii soo iibin kartaa? | Can you buy shoes for me? | |
Axmed |Ahmed | Haa, ma ii sheegi kartaa midbaka iyo cabirka ? | Yes, can you tell me color and size? | |
Shamso | Midabka waa maarriin cabirkuna waa soddon iyo siddeed | The color is gray and the size is thirty eight | |
Axmed |Ahmed | hadda ayaan tagayaa, nabadgelyo | I go right now, bye | |
Shamso | Hoo lacag? | Take money? | |
axmed |Ahmed | Markaan soo laabto ayaan qaadanayaa lacagta | When I return I will take the money |
Aniga magacygu waa Axmed, waxaan haystaa labo shaati bluug ah iyo koofiyad qurux badan, waxaan ka helaa midabka caagaran iyo buluugga, shalay waxaan soo iibsaday suud cad iyo shukumaan guduudan.
My name is Ahmed, I have two blue shirts and beautiful hat , I like green color and blue color, I have bought yesterday white suit and red towel
1- Type a appropriate word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
Kobahaan waa …………………..
Gacangashigan waa……………
Midabkan waa ……………
Midabkan waa ……………
Koofiyaddan waa …………..