LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta |Transport and communications
Objective
LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta \Transport and communications
Introduction
LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta |Transport and communications
Baaskiil | Bicycle | ||
Bas | Bus | ||
Boosto | Postoffice | ||
Buundo | Bridge | ||
Degdeg | Express | ||
Dhanbaal | Message | ||
Diyaarad | AIrplane | ||
Faakis | Fax | ||
Gaari | Car | ||
Gudbid | Passing | ||
internet | internet | ||
Markab | Ship | ||
Moobel | Mobile | ||
Motoo | Motocycle | ||
Raadi | Radio | ||
SHidaal | Fuel | ||
Shufeer | Drive | ||
Taleefan | Phone | ||
Tareen | Train | ||
Waddo | Road | ||
Website | Website | ||
Wiish | Elevator |
Aadan |Adan | halkeed u socotaa? | WHere are you going? | |
Aadan |Adan | halkeed u socotaa? | WHere are you going? | |
Dalmar | magaalada Beledweyne | Beledweyne city | |
Aadan | Maxaad qaadan rabtaa? | What are you taking? | |
Dalmar | diyaarad | Airplane | |
Aadan Adan | Immisa saacadood ayaad jidka ku jiraysaa? | How many hours are you in road? | |
Dalmar | hal saac | One hour | |
Aadan |Adan | Tareen ma u raaci kartaa? | Can you take train? | |
Dalmar | Tareen ma laha | There is no train | |
Aadan | Adan | basna? | And bus? | |
Dalmar | Waddada aad ayay u xun tahay | The road is very bad | |
Aadan | Adan | Goormaad soo noqon doontaa? | When will you come back? | |
Dalmar | Labo maalmood kaddib? | After two days |
Magacaygu waa Cali, waxaan ahay shufeer, waxaan ka kexeeyaa bas, adeerkaygunua waa duuliye wuxuu u shaqeeyaa shirkadda dayuuraha Soomaali, aniga maalin kasta waxaan u qaadaa dadka magaalada Beledweyne, waxaan fasax qaataa keliya maalinta Jimcaha
My name is Ali, I am driver , I am driving bus, my uncle is pilot , he is working at Somali airlines, I am taking people to Beledweyne city, my rest is Friday only
1- Type a appropriate word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
• Wuxuu u shaqeeyaa ……………..
• Adeerkaygu waa…………..
• Waxaan fasax qaataa ………….
• Waddada aad ayay ………..
• Goormaad soo …………..
• Immisa saacadood ayaad …………