Objective
LESSON SEVENTEEN Caafimaad iyo arrimaha caafimaadka | Health and health issue
Introduction
LESSON SEVENTEEN Caafimaad iyo arrimaha caafimaadka | Health and health issue
LESSON SEVENTEEN Caafimaad iyo arrimaha caafimaadka | Health and health issue
Ambalaas | Ambulance | ||
Caafimaad | Health | ||
Cadho | Scabies | ||
Cuncun | Prickle | ||
Daaf | conjunctivitis | ||
Daawo | medicine | ||
Dareemayaa | Feel | ||
Dhakhtar | Doctor | ||
Dhibac | Drop | ||
Dhiigyari | Anemia | ||
Faashad | Bandage | ||
Fin | Wart | ||
Guduudan | Red | ||
Habeen | Night | ||
Hargab | Cold | ||
Illin | Teardrop | ||
Infikshan | Infection | ||
Isbitaal | Hospital | ||
Jirro | Disease | ||
Kalkaaliso | Nurse | ||
Kanini | Pill | ||
Kasta | Every | ||
Madax-xanuun | Headache | ||
Matag | Vomit | ||
Qandho | Fever | ||
Qufac | Cough | ||
Rug-caafimaad | CLinic | ||
Seexanayso | Sleep | ||
Shuban | Diarrhoea | ||
Si fiican | Very well | ||
Sokor | Diabetes | ||
Uur | Pregnancy | ||
Walba | Every | ||
Xanuun | Pain | ||
Yaqyaqsi | Nousea |
Geedi |Gedi | Xanuun baan ka dareemayaa indhahayga | I feel pain now in my eyes | |
Dhakhtarka Doctor | kaali halkan indhaha aan kaa baaree | come here check your eyes | |
geedi |Gedi | waa yahay | Ok | |
Dhakhtarka |Doctor | Indhahaaga si fiican u fur | Open your eyes very well | |
Geedi | Gedi | Dhakhtar, illin baa iga timaada mar walba | Doctor, teardrop is coming every time | |
Dhakhtarka |Doctor | Madax-xanuun ma dareentaa? | Do you feeling headache? | |
Geedi |Gedi | Marmar | Sometimes | |
Dhakhtarka | Doctor | Indhahaaga aad bay u guduudan yihiin, waxaa kugu soo socda daaf | Your eyes is very red, conjunctivitis is coming you | |
Geedi | Gedi | Cuncun ayaan dareemayaa | I feel prickle | |
Dhakhtarka | Doctor | Daawadan ku shib seddex dhibac habeen kasta markaad seexanayso | Put this medicine on your eyes three drops every night when you sleep | |
Aadan | Adan | Aad baad u mahadsan tahay | Thank you very much | |
Dhakhtarka | Doctor | Adaa mudan | You are welcome |
Waxaan ahay dhakhtar waxaan ka shaqeeyaa isbitaalka Banaadir , xaaskayguna waxay ka tahay isbitaalka kalkaaliso, isbitaalkan waa isbitaal weyn oo laga helo wax waliba uu u baahanyahay qofka jirran, aniga takhasuskaygu waa qalliinka , waxaa nagu soo booqda isbitaalkan maalin walba dad aad u farabadan
I am doctor and working at Banadir hospital, my wife also is nurse at the hospital, this is big hospital , it has everything need sick person, my specialization is surgery , more people visit us every day in this hospital