LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 3 Animals 3 Shinbiraha The birds
LESSON TWENTY FIVE Xayawaanada 3 Animals 3 Shinbiraha The birds
Anaa | I | ||
Aniga | I | ||
Arkay | Saw | ||
Baahanahay | Need | ||
Baqbaqaaq | Parrot | ||
Biyo | Water | ||
Boolonboollo | Duck | ||
Buul | Nest | ||
Buul | Nest | ||
Daawuus | Peacock | ||
Dafo | Hawk | ||
Dhaqaaleeyo | Breed | ||
Dhisaa | Build | ||
Diiq | Rooster | ||
Dooro | Hen | ||
Duulay | Flew | ||
Farabadan | Many | ||
Gallay | Maize | ||
Gallayr | Falcon | ||
gorgor | Eagle | ||
Guumays | Owl | ||
Haa | Yes | ||
Hilib | Meat | ||
Hul-hul | Hoopoe | ||
Immisa? | How many? | ||
Iska leh | Own | ||
Jaban yahay | Cheap | ||
Jeclahay | Love | ||
Jiiljiil | Chick | ||
Joogta | Staying | ||
Keenaa | Bring | ||
Lixdan | Sixsty | ||
Maya | No | ||
Qaali | Expensive | ||
Qoolley | Dove | ||
Qurux | beauty | ||
Rabaa | Want | ||
Siiyay | Gave | ||
Tuke | Crow | ||
Ukun | Egg | ||
Wax u dhow | Nearly | ||
Weyn | Big |
Muqadam | qoolley qurux badan ayaan arkay | I saw beautiful dove | |
Liiban | Liban | Haa anaa iska leh | Yes that is mine | |
Muqadan | Immisa qoolley baad leedahay? | How many doves have you? | |
Liibaan | Liban | wax ku dhow lixdan | Nearly sixty | |
Muqadam | Aniga waxaan leeyahay dooro farabadan | I have lots of hens | |
Liibaan | Liban | Doorada ayaa ka fiican qoolleyda | Hens better than doves | |
Muqadam | Waxaan rabaa inaan soo iibsado gallayr | I want buy falcon | |
Liibaan | Liban | Ma jaban yahay gallayrku? | Is the falcon cheap? | |
Muqadam | Maya, gallayrku waa qaali | No, falcon is expensive | |
Liibaan | Liban | Anigaba waxaan u baahanahay baqbaqaaq | I need parrot also | |
Muqadam | Shinbiraha aad bay u fiican yihiin | The birds are very nice |
Qoolley cad baa gurigayga joogta Gorgor weyn ayaan biyo siiyay Gallayrkaygu waa duulay Gorgorku hilib baan u keenaa Qoolleydu buul baan u dhisaa Dooradu iyo jiiljiilkeeda gallay baan siiyaa Waan jeclahay hud-hudka Waxaan rabaa daawuus inaan dhaqaaleeyo
White dove in my house I gave big eagle water My falcon has flew I bring meat to the eagle I build nest for the dove I give the hen and her chicks maize I like the Hoopoe I want breed peacock
1- Type a word appropriate under each picture
2- Complete following sentences by appropriate word
• aniga waxaan leeyahay ……….. farabadan
• waxaan rabaa inaan soo ………. gallayr
• qoolley ............ badan ayaan arkay
• shinbiraha aad bay u ……….. yihiin
Ma leedahay qoolley?
Maka heshaa shinbiraha?
Halkee buu joogaa diiqu?
Ma cuntaa boollonboolada?
Goormaad aragtay gorgorka?
Immisa dooro baad leedahay?
Ma qurxoon yahay guumaysku?
Maxaad ka taqaanaa gallayrka?
Do you have doves?
Do you like birds?
Where is the rooster?
Do you eat ducks?
When did you see the eagle?
How many hens have you?
Is the owl beautiful?
What do know about falcon?
Jawabo:
Maya, ma lihi
Haa, waan ka helaa
Diiqu wuxuu joogaa ganjeelka meel u dhow
Maya, kama helo
Waxaan arkay shalay
Shan dooro
Ma ogi
Gallayrku hilibka buu cunaa iyo shibniraha yaryar
Answers;
No, I have not
Yes, I like
The rooster near the gate
No, I don't like it
I saw it yesterday
Five hens
I don't know
Falcon eats meat and small birds