Objective
LESSON ELEVEN Cuntada The food
Introduction
LESSON ELEVEN. Cuntada | The food
LESSON ELEVEN. Cuntada | The food
| Adigana? | And you | ||
| Baasto | Pasta |
|
|
| Baradho | Fries |
|
|
| Baris | Rice |
|
|
| Beer | Liver |
|
|
| Biyo | Water |
|
|
| Buscud | Biscuits |
|
|
| Caano | Milk | ||
| Caano | Milk |
|
|
| Cabaysaa | Drink | ||
| Cabitaan | Juice |
|
|
| Cuni | Eat | ||
| Cuntadeeda | Her food | ||
| Cusbo | Salt |
|
|
| Digaag | Chicken |
|
|
| Digir | Bean |
|
|
| Doolsho | Cake |
|
|
| Farmaajo | Cheese |
|
|
| Fiican | Nice | ||
| Fuud | Soup |
|
|
| Geel | Camel | ||
| Hilib | Meat |
|
|
| Hilib shiilan | Roast meat |
|
|
| Iyo | And | ||
| Kalluun | Fish |
|
|
| Ma ka heshay? | Did you like? | ||
| Maalin kasta | Every day | ||
| Qaxwo | Coffee |
|
|
| Rabtaan | Want | ||
| Rooti | Bread |
|
|
| Saliid | OIl |
|
|
| Sambuus | Samosa |
|
|
| Shaah | Tea |
|
|
| Sidaas oo kale | Like that | ||
| Sideed u aragtaa? | How do you think? | ||
| Soor | Porridge |
|
|
| Ukun | Egg |
|
|
| Xalwo | Sweets |
|
| Abshir | Absher | maxaad cuni rabtaa | What do you want to eat? | |
| Bashiir |Bashir | Bariis iyo kalluun, adigana? | Rice and fish, and you? | |
| Abshir |Absher | baasto iyo hilib? | Pasta and rice | |
| Bashiir |Bashir | Maxaad cabaysaa? | What do you drink/ | |
| Abshir |Absher | caano geel, adigana ? | camel milk, and you? | |
| Bashiir Bashir | cabitaan | Juice | |
| Abshir | Absher | Sideed u aragtaa makhaayadan? | How do you think this restaurant? | |
| Bashiir | Bashir | Aad bay u fiican tahay | It’s very good | |
| Abshiir |Absher | Aniga maalin kasta ayaan ka cunaa makhaayaddan | I eat in this restaurant every day | |
| Bashiir |Bashie | Cuntadeeda ma ka heshay? | Did you like its food? | |
| Abshir Absher | Haa, waan ka helay | Yes, I liked | |
| Bashiir | Bashir | adigana? | And you? | |
| Abshiir |Absher | Sidaas oo kale | Like that | |
| Bashiir |Bashir | Waa hagaag, mahadsanid | Ok thank you |
Aniga waxaan ahay kariye weyn, waxaan ka shaqeeyaa makhaayad fiican, waxaan ka kariyaa bariiska iyo baastada iyo macmacaanka, waxaan ku noolahay magaalada muqdisho, waxaan furan rabaa makhaayad u gaar ah kalluunka keliya.
I am chef , I work at nice restaurant , I cook the rice and pasta and sweets, I live in Mogadishu city, I want to open restaurant for fishes only
1- Type a appropriate word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word for picture
Kan waa ………………
Tan waa ……………
Tan waa…………….
Kuwan waa…………….