LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid Ceremonies and marriage and naming
Objective
LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid | Ceremonies and marriage and naming
Introduction
LESSON TWENTY Xaflado iyo aroos iyo magacaabid Ceremonies and marriage and naming
| Alkun | Betrothed | ||
| Amiir | Prince |
|
|
| Aroos | Groom |
|
|
| Aroosad | Bride |
|
|
| Awoguuriyo | Congratulations | ||
| Boqor | King |
|
|
| Caleemasaar | Coronation |
|
|
| Ciid | Holiday |
|
|
| Dabbaaldeg | Carnival |
|
|
| Dacwad | Invitation |
|
|
| Dacwad | Invitation | ||
| Diyaarisay | Prepare | ||
| Ilaahay ha kuu barakeeyo | God bless you | ||
| Khaas | Private | ||
| Kulan | Meeting |
|
|
| Maya wali | Not yet | ||
| Mudan | Deserve | ||
| Qalinjabin | Graduation |
|
|
| Qoob-kacayaar | Dancing |
|
|
| Sanadguuro | Annivesary |
|
|
| Seddex | Three | ||
| Sheegay | Told | ||
| Shir | Conference |
|
|
| Suldaan | Sultan |
|
|
| Toddobaad | Week | ||
| Waliimo | Feast |
|
|
| Waqti | Time | ||
| Xaflad | Party |
|
| Cabdi | Abdi | Alkuntayda ayaan u sheegay waqiga arooska | I told my betrothed wedding time | |
| Muumin | Abukar | Awoguuriyo, goormaad xaflad samaynaysaa? | Congratulations, when you will make binge? | |
| Cabdi | Abdi | Seddex toddobaad kaddib | After three weeks | |
| Muumin | Mumin | Halkeed ku qaban doontaa xafladda? | Where are you establishing binge? | |
| Cabdi | Abdi | Waxaan ku qaban doonaa hoteel Jubba | I am establishing in Jubba Hotel | |
| Muumin | Mumin | Ma diyaarisay dacwadda? | Did you prepare invitation? | |
| Cabdi | Abdi | Maya wali | Not yet | |
| Muumin | Mumin | Ilaahay ha kuu barakeeyo | God bless you | |
| Cabdi | Abdi | Adiga waxaad mudan tahay dacwad khaas ah | You deserve private invitation | |
| Muumin | Mumin | Mahadasanid | Thank you | |
| Cabdi | Abdi | Adaa mudan | You are welcome |
Waaxaan booqdaa suldaanka degmada afgooye, aniga iyo wiilkiisa ayaa wada dhigano dugsi, shalay waxaan aaday xaflad aroos, waxaa guursanayay boqorka walaalkiisa, waxay ahayd xaflad aad u weyn, dad farabadan ayaa ka soo qaybgalay
I visit the sultan of Afgoi city, I and his son are study together in school, yesterday I went wedding binge, king’s brother was marriage, it was a huge binge , lots of people have came.
1- Type a word appropriate under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
• Alkuntayda ayaan u ........... waqiga arooska
• Waxaan ku qaban doonaa ………. Jubba
• Ilaahay ha ……... barakeeyo
• Adiga waxaad mudan tahay ……… khaas ah