LESSON TWENTY ONE Dalxiis Tourism
LESSON TWENTY ONE Dalxiis Tourism
| Alaab | Baggage |
|
|
| Alwaax | Wood |
|
|
| Arkay | Saw | ||
| Baahan | Need | ||
| Baasaboor | passport |
|
|
| Bokin | Booking |
|
|
| Boorso | Bag |
|
|
| Daabacaad |
|
||
| Dabiici | Natural | ||
| Dalxiis | Tourist |
|
|
| Degid | Landing |
|
|
| Dhalasho | Nationality |
|
|
| Dhigaa | Write | ||
| Dhis | Building |
|
|
| Dhoobo | Clay |
|
|
| Dukaan | Shop | ||
| Farankaboolo | Stamp |
|
|
| Fiisa | Visa |
|
|
| Filayaa | Think | ||
| Garoon | Airport |
|
|
| Haram | Pyramid |
|
|
| Helayaa | Find | ||
| Hoos | Shadow |
|
|
| Hoteel | Hotel |
|
|
| Imaansho | Arrival |
|
|
| Iqaamo | Residence |
|
|
| Kaamira | Camera |
|
|
| Kaarto | Map | ||
| Kaddib | After | ||
| Kicid | Take off |
|
|
| Laakin | But | ||
| Libiyo | Sell | ||
| Oggolaansho | Permit |
|
|
| Qalloocan | Crooked |
|
|
| Raaci | Follow | ||
| Safaarad | Embassy |
|
|
| Safar | Travel |
|
|
| Sawirada | Pictures | ||
| Tagsi | Taxi |
|
|
| Tagsi | Taxi |
|
|
| Tareen | Train |
|
|
| Tiir | Column |
|
|
| Tikid | Ticket |
|
|
| Toosan | Straight |
|
|
| Ujro | Fee |
|
|
| Waa hagaag | Ok | ||
| Wareeg | Ring |
|
|
| Xamaali | Porter |
|
| Samatar | Waxaan rabaa inaan booqdo meelaha dalxiiska | I want to visit tourist areas | |
| Maana |Mana | Meelaha dalxiiska way badan yihiin, halkeed ula jeedaa? | Tourist areas are lot, where are you meaning? | |
| Samatar | Waxaan rabaa Afgooye | I want Afgoi | |
| Maana |Mana | Afgooye waa meesha ugu muhimsan Soomaaliya | Afgoi is important area in Somalia | |
| Samatar | Cayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye? | Is fight game in Afgoi until now? | |
| Maana | Mana | sidii hore ma aha | Not like past time | |
| Samatar | Waxaan booqan rabaa beeraha mooska | I want to visit banana’s farms | |
| Maana | Mana | Booqo webiga Shebeele, aad buu u qurux badan yahay | Visit Shebelle river, it’s very nice | |
| Samatar | Sideen ku aadi karaa Afgooye? | How i can go to Afgoi? | |
| Maana | Mana | Bas ayaad u raaci kartaa | You can go by bus | |
| Samatar | Aad baad u mahadsan tahay | Thank you very much | |
| Maana | Mana | Adaa mudan | You are welcome | |
| Geele | Gele | Waxaan arkay farshaxan aad u qurux badan | I saw very beautiful art | |
| Xaaji | Haji | halkee? | Where? | |
| Geele | Gele | Ma ogi, laakin waan filayaa | I don’t know, but I think | |
| Xaaji | Haji | Aniga waxaan u baahanahay sawir dabiici ah | I need natural picture | |
| Geele | Gele | Waad heli kartaa | You can find it | |
| Xaaji | Haji | halkeen ka heli karaa? | How can i find it? | |
| Geele | Gele | Dukaan baa jira oo lagu iibiyo sawiradaas | There is shop which had buying from it these pictures | |
| Xaaji | Haji | Ma dhow yahay? | Is it near? | |
| Geele | Gele | Haa | Yes | |
| Xaaji | Haji | Ma i raaci kartaa? | Can you follow me? | |
| Geele | Gele | Labo saac kaddib baan fursad helayaa | I will get chance after two hours | |
| Xaaji | Haji | Waa hagaag, mahadsanid | Ok, thank you |
Waxaan u socdaa dalxiis, waxaan ku dhoofi doonaa diyaarad, kaddib waxaan raacaa tareen, waxaan ku degi doonaa hoteel ku yaalla magaalada Marka, magaalada Marka waxay leedahay xeeb aad u ballaaran, waxaan jeclahay inaan ku dabaasho badda.
I am going for tourism, I will travel by airplane, then I go by train, I will stay in hotel in Marca city, the Marca city has largest beach, I like swimming in sea
Magacaygu waa jeylaani, waxaan ahay farshaxanle, waxaan sawiraa sawirada dabiiciga ah sida cirka iyo geedaha iyo badda iyo xidigaha, waxaan adeegsadaa midabyo kala duwan si aan u helo sawir aad u qurux badan
My name is Jeilany, I am artist, I draw natural pictures like sky and trees , sea and stars, I use different colors to get very beautiful pictures
1 - Give every picture appropriate word
1- Choose the correct answerCayaarta istunka weli ma ka jirtaa Afgooye?
Haa
Maya
Sideen ku aadi karaa Afgooye?
Bas
Tareen
Halkeed ula jeedaa?
Afgooye
Balcad
1- Type appropriate a word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
• waxaan .......... farshaxan aad u qurux badan
• aniga waxaan u …………. sawir dabiici ah
• dukaan baa jira oo lagu ……… sawiradaas
• labo saac ……. baan fursad helayaa