LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 1 | Fruits & vegetables 1
LESSON TWELVE Furuut iyo qudaar 1 | Fruits & vegetables 1
| Ananaas | Pineapple |
|
|
| Baahanahay | Need | ||
| Babaay | Papaya |
|
|
| Bambeelmo | Orange |
|
|
| Batiikh | Cantaloupe |
|
|
| Beeraa | Plant | ||
| Cabbaa | Drink | ||
| Cabitaan | Juice | ||
| Cambe | Mango |
|
|
| Canab | Grapes |
|
|
| Cunaa | Eat | ||
| Daqiiqo | Minute | ||
| Gadan kartaa | Can buy | ||
| Goorma? | When | ||
| Iibsan rabaa | Want to buy | ||
| Iska ilaali | Take care | ||
| Isticmaalaa | Use | ||
| Ka helaa | I like | ||
| Kaddib | After | ||
| Lacag | Money | ||
| Liindhanaan | Lemon |
|
|
| Ma rabtaa? | Do you want? | ||
| Maalin kasta | Every day | ||
| Moos | Banana |
|
|
| Qaadanaya | Take | ||
| Quare | Watermelon |
|
|
| Qumbe | Coconut |
|
|
| Raquay | Tamarind |
|
|
| Rummaan | Pomegranate |
|
|
| Sabiib | Raisins |
|
|
| Saliidda | The oil | ||
| Sameeyay | Made | ||
| Soddon | Go | ||
| Soddon | Thirty | ||
| Tagsi | Taxi | ||
| Timir | Dates |
|
|
| Tufaax | Apple |
|
|
| Ugu fiican | Best | ||
| Waddada | The street |
| Deeqo Deqo | waxaan aadi rabaa suuqa lacag baan u baahanahay | I want to go to market so I need money | |
| Kafiil | Kafil | Maxaad soo iibsan rabtaa? | What do you want to buy? | |
| Deeqo | Deqo | waxaan soo iibsan rabaa moos iyo tufaax iyo timir? | I want buying banana and apple and dates ? | |
| Kafiil | Kafil | Aniga waxaan u baahanahay babaay iyo liin dhanaan | I need papaya and lemon | |
| Deeqo | Deqo | Rummaan ma rabtaa? | Do you want pomegranate? | |
| Kafiil | Kafil | Maya, wuu noo yaallaa | No, it is here | |
| Deeqo |Deqo | Lacag i sii | Give me money | |
| Kafiil |Kafil | immisaa kugu filan? | how many enough you? | |
| Deeqo |Deqo | labo boqol iyo konton shilin | two hundred and fifty shillings | |
| Kafiil | Kafil | Shan boqol baan ku siinayaa, wax kale waad soo gadan kartaa | I give you five hundred, you can buying another things | |
| Deeqo |Deqo | waa yahay | Okay | |
| kafiil |Kafil | Goormaad tagi rabtaa? | When do you want to go? | |
| Deeqo | Deqo | Soddon daqiiqo kaddib? | After thirty minutes | |
| Kafiil |Kafil | Waddada iska ilaali | Take care in the road | |
| Deeqo |Deqo | Tagsi ayaan qaadanayaa | I take taxi |
Liin-dhanaanta maalin kasta ayaan cabbaa Canabka cabitaan baan ka sameeyay Mooska ugu fiican baan cunaa Cabbitaan baan ka sameeyaa bambeelmada Timirta aad baan u cunaa Waan cabbaa raqayda Aniga waan ka helaa cambaha Aniga rummaan baan beeraa Waan isticmaalaa saliidda qumbaha
I drink lemon verey day I made juice from grapes I eat best banana We make juice from orange I eat dates very much I drink tamarind I like mango I plant pomegranate I use coconut oil
1- Type a word appropriate under each picture
2- Complete following sentences by appropriate word:
• Waxaan aadi rabaa suuqa lacag baan u baahanahay
• Canabka cabitaan baan ka sameeyay
• Waxaan soo iibsan rabaa moos iyo tufaax iyo timir
• Aniga waxaan u baahanahay babaay iyo liin dhanaan
Ma jeceshahay mooska?
Halkee laga helaa mooska ugu fiican?
Ma weyn yahay geedka cambaha?
Goormay Soomaali dhoofin doontaa furuutka?
Ma beeri karnaa tufaax?
Sideen u dhoofin karnaa furuutka?
Ma macyahay babaayga?
Shirkadda Soomaali furuut maxay qaban jirtay?