Nolol maalmeedyada | Daily routines
Nolol maalmeedyada | Daily routines
| Bareek | Break | ||
| Bas | Bus | ||
| Caadi ahaan | Usually | ||
| Dhaqsi | Quick | ||
| Filimo | Movies | ||
| Firfircooni | Activity | ||
| Fursad | chance | ||
| Guri | Home | ||
| Jaamacad | University | ||
| Maktabad | Maktaba | ||
| Marka | Then | ||
| Muxaadarooyin | Lecturers | ||
| Nolol | Live | ||
| Qaxwo | Coffee | ||
| Saaxiib | Friend | ||
| Tareen | Train |
| Cali | goormaad soo toostaa? | when are you waking up? | |
| Bile | waxaan soo toosaa 7:00 AM | I wake up at 7:00 AM | |
| Cali | Qaxwo ma cabtaa? | do you drink coffee? | |
| Bile | haa | yes | |
| Cali | Ali | goormaad soo toostaa? | when are you waking up? | |
| Bile | Bele | waxaan soo toosaa 7:00 AM | I wake up at 7:00 AM | |
| Cali | Ali | Qaxwo ma cabtaa? | do you drink coffee? | |
| Bile | bele | Haa | Yes | |
| CAli | ALi | maalinta jimcaha dugsiga ma | do you go to school in Friday? | |
| Ble |Bele | Maya | No | |
| Cali |ALi | filin ma daawataa? | Do you watch movies? | |
| Bile |Bele | Marmar | Sometimes | |
| Cali |Ali | maktabada buugaag ma ku akhrisataa? | do you read books in the library? | |
| Bile |Bele | haa waan ku akhristaa | Yes I do | |
| Cali |Ali | buugaagtee baad akhrisataa? | Which book do you read? | |
| Bile | Bele | buugaagta xayawaanka ka | the books talking about animals. | |
| Cali | Ali | maktabada ma weyn tahay? | is the library big? | |
| Bile | Bele | Haa aad bay u weyn tahay. | yes, it is very big | |
| Bile |Bele | buugaagta xayawaanka ka sheekaysa. | the books talking about animals. |
Waxaan jeclaan lahaa inaan kuu sheego waxa aan sameeyo nolol maalmeedkayga. Caadi ahaan dhaqsi baan u soo toosaa, marka waxaan jeclaan lahaa inaan qubaysto si aan u helo firfircooni, waxaa iinaan quraacdo oo koob qaxwo aan cabbo marka waxaan isku diyaariyaa si aan u raaco baska ama tareenka jaamacadda, muxaadarooyinka bareek baa u dhexeeya, sidaa daraadeed waxaan la kulmaa saaxiibayaashayda marmar waxaa laga yaabaa inaan fursad u helo inaan maktabada wax ku akhristo, marka jaamacadda waan ka soo tagayaa gurigayga ayaan soo laabanayaa, waxaan la qadaynayaa familkayga, kaddib waxaan bilaabayaa homworkayga , kaddib waxaan fiirsanayaa filimo ama internetka ayaan galayaa waxaanna aan la sheekaysanayaa saaxiibayaashayda, kaddin waan cashaynayaa waanna seexanayaa.
I would like to talk to you about what I am doing on my daily life. Usually, I walk up early. Then I should take a shower to make me looks Active, in addition, I take my breakfast with a cup of coffee. And get ready to catch the bus or train to go to the University There is a break between the lectures, so I meet my friends, and sometimes I may get a chance for reading in the university library. I leave from the University and go back to my home. I get my lunch with my family. Then, I start to do my home works. Then, I will get a fun time by watching movies or sometimes browsing the internet and chat with friends. I take my dinner and go to sleep.