LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta |Transport and communications
Objective
LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta \Transport and communications
Introduction
LESSON FIFTEEN Gaadiidka iyo isgaarsiinta |Transport and communications
| Baaskiil | Bicycle |
|
|
| Bas | Bus |
|
|
| Boosto | Postoffice |
|
|
| Buundo | Bridge | ||
| Degdeg | Express |
|
|
| Dhanbaal | Message | ||
| Diyaarad | AIrplane |
|
|
| Faakis | Fax | ||
| Gaari | Car |
|
|
| Gudbid | Passing |
|
|
| internet | internet | ||
| Markab | Ship | ||
| Moobel | Mobile |
|
|
| Motoo | Motocycle |
|
|
| Raadi | Radio | ||
| SHidaal | Fuel |
|
|
| Shufeer | Drive |
|
|
| Taleefan | Phone | ||
| Tareen | Train |
|
|
| Waddo | Road |
|
|
| Website | Website | ||
| Wiish | Elevator |
|
| Aadan |Adan | halkeed u socotaa? | WHere are you going? | |
| Aadan |Adan | halkeed u socotaa? | WHere are you going? | |
| Dalmar | magaalada Beledweyne | Beledweyne city | |
| Aadan | Maxaad qaadan rabtaa? | What are you taking? | |
| Dalmar | diyaarad | Airplane | |
| Aadan Adan | Immisa saacadood ayaad jidka ku jiraysaa? | How many hours are you in road? | |
| Dalmar | hal saac | One hour | |
| Aadan |Adan | Tareen ma u raaci kartaa? | Can you take train? | |
| Dalmar | Tareen ma laha | There is no train | |
| Aadan | Adan | basna? | And bus? | |
| Dalmar | Waddada aad ayay u xun tahay | The road is very bad | |
| Aadan | Adan | Goormaad soo noqon doontaa? | When will you come back? | |
| Dalmar | Labo maalmood kaddib? | After two days |
Magacaygu waa Cali, waxaan ahay shufeer, waxaan ka kexeeyaa bas, adeerkaygunua waa duuliye wuxuu u shaqeeyaa shirkadda dayuuraha Soomaali, aniga maalin kasta waxaan u qaadaa dadka magaalada Beledweyne, waxaan fasax qaataa keliya maalinta Jimcaha
My name is Ali, I am driver , I am driving bus, my uncle is pilot , he is working at Somali airlines, I am taking people to Beledweyne city, my rest is Friday only
1- Type a appropriate word under each picture
2- Complete the following sentences by appropriate word
• Wuxuu u shaqeeyaa ……………..
• Adeerkaygu waa…………..
• Waxaan fasax qaataa ………….
• Waddada aad ayay ………..
• Goormaad soo …………..
• Immisa saacadood ayaad …………