LESSON FOURTEEN : Libinta iyo iibsashada | Buying and selling
LESSON FOURTEEN : Libinta iyo iibsashada | Buying and selling
| Alaabta | furniture | ||
| Badeeco | Goods | ||
| Canshuur | Taxi | ||
| Cusub | New | ||
| Deyn | Credit | ||
| Dhib ma laha | No problem | ||
| Dhimid | Discount | ||
| Dukaan | Shop | ||
| Dulsaar | Usury | ||
| Faa’ido | Profit | ||
| Ganacsi | Trade | ||
| Guryaha | Houses | ||
| Haddii Alle idmo | God willing | ||
| Iibsasho | Buy | ||
| Jeeb | |||
| Jumlo | wholesale | ||
| Khasaaro | Wastage | ||
| Kiro | Rent | ||
| Lacag | Money | ||
| Lib | Sale | ||
| Ma awoodo | I cannot | ||
| Ma haysto | I have not | ||
| Ma sax baa? | Is that right/ | ||
| Maalmood | Days | ||
| Makhasiin | Store | ||
| Maqlay | Heard | ||
| Mustacmal | Used | ||
| Qaali | Expensive | ||
| Qiime | Price | ||
| Raqiis | Cheap | ||
| Safar salaama | Happy travel | ||
| Shan | Five | ||
| Suuq | Suuq | ||
| Tafaariiq | Retail | ||
| Waan ka xumahay | I am sorry | ||
| Waayo | Because | ||
| Waqti badan | Much time | ||
| Xisaab | Account |
| Maxamuud | Mahamod | Waxaan maqlay inaad Dubai u socoto, ma sax baa? | I heard you are going to Dubai is that right? | |
| Muuse |Muse | Haa, haddii Alle idmo | Yes God willing | |
| Maxamuud Mahamoud | Maxaad u socotaa? | Why you are going? | |
| Muuse | Muse | Badeeco ayaan keeni rabaa | I want import goods | |
| Maxamuud |Mahamoud | Maxay tahay ? | What is it? | |
| Muuse | Muse | Alaabta guryaha | Furnitures for houses | |
| MAXAMUUD |Mahamoud | Goormaad soo laaban doontaa? | When you will come back? | |
| Muuse |Muse | Shan maalmood kaddib | After five days | |
| Maxamuud | Mahamoud | Gaari baan u baanahay, ma ii soo iibin kartaa gaariga? | I need car, can you buy the car for me? | |
| Muuse | MUse | maya, ma awoodo, waan ka xumahay | No i cannot i am sorry | |
| Maxamuud |Mahamoud | Dhib ma laha | No problen | |
| Muuse |Muse | Waayo ma haysto waqti badan | Because I don’t have much time | |
| Maxamuud |Mahamoud | Safar salaama | Happy travel | |
| Muuse | Muse | Mahadsanid | Thank you | |
| Maxamuud |Mahamoud | Adaa mudan | You are welcome |
Waxaan ahay ganacsade, waxaan iibiyaa dharka iyo kobaha, waxaan ka keenaa badeecada dalka Shiinaha, waxaan ku leeyahay dukaan ballaaran oo dharka dumarka lagu iibiyo magaalada Nairobi, ganasiga khibrad dheer baan u leeyahay, waxaan ku soo jiray labaatan sano in ku dhow, sanad kasta canshuurta waan bixiyaa.
I am a merchant, I sell clothes, shoes, I import goods from China, I have a large shop selling women's clothing in the city of Nairobi, I have a long experience , and I was in trade about twenty years, I pay every year the tax
1- Choose the correct answer
• Ma sax baa? • Haa
• Maya
• Maxaad u socotaa? • Badeeco ayaan keeni rabaa
• Dalxiis
• Goormaad soo laaban doontaa? • Shan maalmood kaddib
• Ha maalin kaddib
• Ma ii soo iibin kartaa gaariga? • Maya
• Haa
2- Complete the following sentences by appropriate word
• waxaan .......... inaad Dubai u socoto
• Badeeco ayaan keeni …………
• shan ……………. kaddib
• waayo ma haysto ………… badan